Daawo:Wasiirka Haweenka Jubbaland oo gabi ahaanba qaadacdey shirka Haweenka Qaranka uga socda Muqdisho

qamar

Wasiiradda Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Jubaland Qamar Deeq Qaliif ayaa waxay kahadashay shirwaynihii Haweenka ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho kaas oo looga hadlayo aayaha Haweenka iyo sidii loo diyaarin lahaa axdi Qarameed u gaar ah Haweenka, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulshada oo ay u dhanyihiin haweenka Soomaaliyeed.

Wasiirada Haweenka Jubbaland ayaa waxay itiri laygama Casumay aniga iyo Haweenka kale ee Jubbaland, waxay kaloo sheegtay inay qaadacday Shirkaas Muqdisho ugu furmay Haweenka Soomaliyeed kaas oo daahfurtay Marwada Madaxwaynaha Soomaliya.

Wasiir Qamar iyo Haweenka Jubbaland ayaa xirir fiican lahayn kadib markii qilaaf wayn soo kal dhexgalay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.