Daawo:Luuq Masuuliyiin ka socota Dowlada Soomaliya ayaa kulamo la qaatay qayabaha kala duwan ee bulshada

luuq

Maamulka Degmada Luuq iyo Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo tan dowlad goboledka Jubbaland ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada Luuq, Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo aruurin lahaa xogta Bulshada waxaana goob joog ka ahaa Madax ka socotey maamulka Degmada Luuq,Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo tan Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.