Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

No Image

Madaxweyne Somalia iyo Wafdigiisa oo Dalka dib ugu soo laabtay

6th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kaddib safarro uu ku tagay magaalooyinka Addis Ababa iyo Nayroobi. […]

yusuf

Kenya Xeerka Caalamka ha Xurmayso Daris Wanaagana ha Dhowrto

6th March 2019 admin 0

Xaajada BADDA doodi kama furna. Ka hor go’aanka dacwadda hortaal maxkamadda caalamiga ee the Hague, Netherlands. Shekadu ma aha Somaliya sidaan rabno ha noo yeesho […]

qaloocow

Muuqaal:Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Somaliya ayaa xarigga ka jaray Dugsi sare oo laga hirgeliyey Xudur

6th March 2019 admin 0

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali (Qolocow) oo ay wehliyeen Wasiiro iyo xubno kale ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey […]

boqorka

Daawo:Guddoomiyaha Aqalka sare oo kulan soo dhoweyn ah u sameeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse.

6th March 2019 admin 0
carab

Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Caabudwaaq

6th March 2019 admin 0

Madaxiweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq iyadoona ay oo dhaweeyeen Masuuliyin katirsan Maamulka Caabudwaaq,Wasiiro iyo Xoildhibaano katirsan Galmudug iyo qeybaha […]

sayid

Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo Kismaayo kusoo noqday

6th March 2019 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka Koobaad ee dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland, Madaxwayne […]

wiil

Dhageyso:Ehelada Wiilyar oo xanuunsan ayaa codsadey in Caafimaad dibadda ah loogu qaado

6th March 2019 admin 0

Nuur faarax Sandheere waa Wiil 11 Jir ah waxaana xanuun haleelay asagoo jira Labo sano kaas oo ka dhigay qof aan socon Karin dhulkana ka […]

karssh

Daawo:Shir looga Hadlaayo Ka Hortagga Abaaraha Puntland oo kadhacay Garoowe

6th March 2019 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlayey ka hortagga abaaraha Puntland. Kulankan uu shir Guddoomiyey Madaxweyne kuxigeenka Puntland […]

uhurro

Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyeed ee labada dal

6th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada […]

Wasiir

Wasiirada Arimaha Dibada Somaliya iyo Masar oo kulan ku yeeshay Qaahira

6th March 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad waxa uu maanta oo Talaado kula kulmay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar dhiggiisa Masar […]

No Image

Madaxwaynayasha Somaliy Kenya iyo Itoobiya oo Nairobi ku kulmaya

6th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa xalay gaaray magaalada Nayroobi. […]

No Image

Madaxwayne Farmaajo iyo Abiy Axmed oo Gaaray Nairobi

5th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya,iyadoo halkaasi […]

dab

Qaar kamida Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Muqdisho Oo sheegay in loo Diiday Inay Dib U Dhistaan Goobahoodii

5th March 2019 admin 0

Dhawaan bay ahayd markii Dab qasaaro wayn u gaystay suuqa wayn ee bakaaraha magaalada Muqdisho kaas oo sababay in gancsato badan oo Soomaliyeed ay qasaaro […]

No Image

Top News:Villa Soomalia oo kahadashay Wadahadalada udhaxeeya Soomalia, Kenya iyo Ethiopia

5th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa goor dhaw u ambabaxaya […]

No Image

Daawo:Somaliland ayaa mar kale ku dhawaaqday inay biyo yaraani Jirto

5th March 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes