Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Caabudwaaq

carab

Madaxiweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq iyadoona ay oo dhaweeyeen Masuuliyin katirsan Maamulka Caabudwaaq,Wasiiro iyo Xoildhibaano katirsan Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.