Dhageyso:Ehelada Wiilyar oo xanuunsan ayaa codsadey in Caafimaad dibadda ah loogu qaado

wiil

Nuur faarax Sandheere waa Wiil 11 Jir ah waxaana xanuun haleelay asagoo jira Labo sano kaas oo ka dhigay qof aan socon Karin dhulkana ka kici kirin, Wiilkaan ayaa waxaa laga keenay Deegaanka Jeed waxaana hada lakeenay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Gaduud.

Ehelada Willkaan yar oo xoolo dhaqato ah ayaa waxay ka codsadeen ummada Islaamka in lacaawiyo si ay ugu qaadaan dalka Dibadiisa.

FADLAN Caawi Tel: 00252618328474 Xaliimo Shiikh Nuur
Tel: 00252615979277

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.