Qaar kamida Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Muqdisho Oo sheegay in loo Diiday Inay Dib U Dhistaan Goobahoodii

dab

Dhawaan bay ahayd markii Dab qasaaro wayn u gaystay suuqa wayn ee bakaaraha magaalada Muqdisho kaas oo sababay in gancsato badan oo Soomaliyeed ay qasaaro ka gaara, Qaar kamida Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Muqdisho ayaa sheegay in loo Diiday Inay Dib U Dhistaan Goobahoodii Burburay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.