Madaxwayne Farmaajo iyo Abiy Axmed oo Gaaray Nairobi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa markii ay gaareen Garoonka diyaaradaha Kenya ee Jomo Kenyatta waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Kenya iyo xubno kale.

Madaxwayne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta ayaa bari kulmi doona waxay kawada hadli doonaan xirika Somaliya iyo Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.