Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo Kismaayo kusoo noqday

sayid

Madaxweyne ku xigeenka Koobaad ee dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland, Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland ayaa waxuu ka warbixiyey safarkii uuu ku tagay gobolka gedo .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.