Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

cw

Daawo:Wafti ka socda Jaamacada Ummada ayaa Soo Caabudwaaq

27th February 2019 admin 0

Wafti balaaran oo kasocda Xarunta dhexe ee Jaamacada Ummada Soomaliyeed ayaa waxay soo gaareen Jaamacada Ummada Soomaaliyeed Faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq, wAftigaan ayaa waxaa […]

No Image

Daawo:Booliska Somaliya ayaa Ka Warbixiyey Dilal Qorsheysan oo Maalmihii u danbeeyay Ka Dhacay Muqdisho

27th February 2019 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Jabuuti Ee Soomaaliya

27th February 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Aden Xasan Aden. Ra’iisul Wasaare Xasan […]

No Image

Daawo:Shacabka Caabudwaaq ooo fariin udiray Gaalkacyo iyo Maamulka Puntland

27th February 2019 admin 0

Shacabka Caabudwaaq Oo Sidareen leh Ooga Hadley Dilkii Caa ‘isha ilyaas Adam Oo La Sheegey in ay Caabudwaaq ku Dhalatey, Waxaana Qoyska Caa ‘isha ay […]

farmajo

Sawiro:Madaxweynaha Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo ka wada hadly xoojinta xiriirka labada dal

27th February 2019 admin 0

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Qatar iyo danaha ay […]

No Image

Barlamaanka koonfur galbeed oo cod aqlabiyed leh ku meel mariyay Golaha Wasiirada

27th February 2019 admin 0

Kalfadhigii 7-aad kulankiisi 2-aad oo ay isugu yimaadaan Golaha wakiilada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ajandihiisu ahaa codka kalsooni siinta Golaha Wasiirada uu dhawaan soo […]

Axmed madoobe oo is hortaagay in Xildhibaan xidig garoonka kismaayo lagu soo dhaweeyo

27th February 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubaland Axmed madoobe ayaa saaka garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo u diiday masuulyiin iyo dad shacab ah oo Garoonka diyaaraha kusoo dhawayn lahaa Xildhibaan Cabdirashid […]

No Image

Gadiid tiro badan oo ku xaniban Duleedka Baladwayne

27th February 2019 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in gaadiidkii ugu badnaa ay ku xayiran yihiin inta u dhaxeysa Magaalooyinka Baledweyne iyo Matabaan […]

No Image

Top: Madaxwaynaha Somaliland oo Amar Duldhigay Gadiidka dadwaynaha qaada

27th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Somaliland ayaa Amray in tallaabo laga qaado Wadayaasha Gaadiidka Basaska gaar ahaana kuwa Ardayda qaada ee u socda sida mas’uuliyad darrada ah, Amarka madaxweynaha […]

axmed madoobe

Daawo:Axmed Madoobe oo soo saaray Amaro Xukunka ku korarsanayo

27th February 2019 admin 0

Kismaayo, Feb 27 2019: Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo saarey qodobo laamaha amniga ee Jubbaland lagu farayo sugidda Amaanka , sidoo kalena Musharaxiinta looga […]

axmedmadoobe

Akhriso:Axmed Madoobe oo shaaciyey inaan Doorasho ka dhacayn Jubaland

26th February 2019 admin 0

Warqad Qoraal ah oo caawa Saqda dhexe kasoo Baxday Xafiiska Hogaamiyaha fashilmay ee Jubbaland Axmed madoobe ayaa waxaa lagu sheegay hadal aysan Jeclaysan Shacabka Soomaliyeed […]

baladxawo

Muuqaal:Cunto dhacday oo lagu qabtay Degmada Baladxaawo

26th February 2019 admin 0

Ciidamada Amniga ee gobolka Gedo ayaa ku guulaystay in ay soo qabtaan Gaadiid siday daawooyin iyo cabitaanno dhacay kuwaas oo la doonaayey in laga iibiyo […]

shikir

Wariya Cabdinuur Shikir oo Maalmo Badan kuxiran Xabsiga Degmada Luuq

26th February 2019 admin 0

Wariya Cabdinuur Muxumed Xasan “Abdinur Shikir” ayaa maamlmo badan ku xiran Xabsiga Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, Wariye Cabdinuur ayaa waxuu ahaa soo gudbiya baahiya […]

No Image

Daawo:Gaalkacyo Shiiq Kenyaawi oo ku dhawaaqay hadal aysan Jeclaysan Ragii dilay Gabadhii 13 Jirka ahayd

26th February 2019 admin 0
No Image

Daawo:Madaxweyne Laftagareen ayaa Xariga Ka Jarey Wadooyin Cusub oo lada hirgaliyey Baydhabo

26th February 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes