Muuqaal:Cunto dhacday oo lagu qabtay Degmada Baladxaawo

baladxawo

Ciidamada Amniga ee gobolka Gedo ayaa ku guulaystay in ay soo qabtaan Gaadiid siday daawooyin iyo cabitaanno dhacay kuwaas oo la doonaayey in laga iibiyo Bulshada Baladxaawo iyo deegaanada ku hareeraysan.

Cabitaankaan iyo daawooyinkaan ayaa waxay dhacsan yihiin sanad kabadan kuwaas oo saameyn wayn ku yeelan lahaa caafimaadka Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.