Wariya Cabdinuur Shikir oo Maalmo Badan kuxiran Xabsiga Degmada Luuq

shikir

Wariya Cabdinuur Muxumed Xasan “Abdinur Shikir” ayaa maamlmo badan ku xiran Xabsiga Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, Wariye Cabdinuur ayaa waxuu ahaa soo gudbiya baahiya bulsha iyo waxqabadka Dagmada Luuq iyo deegaanada hoos yimaada waxuuna uga soo warame jiray Degmada Luuq Warbaahinta STN.

Xariga Wariye Cabdinuur ayaa la sheegin sababaha loo xiray wax wara oo kasoo baxay Maamulka Degmada luuq oo laxriira Xariga Wairyahana majiraan waxaana hada ka taliya Degmada Luuq Maamul cusub, lakiin dad kusgan Degmada Luuq ayaa waxay sheegayaan in laga yaaba in lasiidaayo wariyaha Maalmaha soo socda.

Wararkeena dambe kala socda Warar dheeraad ah o laxriira Xariga Wariye Cabdinuur Shikir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.