Akhriso:Axmed Madoobe oo shaaciyey inaan Doorasho ka dhacayn Jubaland

axmedmadoobe

Warqad Qoraal ah oo caawa Saqda dhexe kasoo Baxday Xafiiska Hogaamiyaha fashilmay ee Jubbaland Axmed madoobe ayaa waxaa lagu sheegay hadal aysan Jeclaysan Shacabka Soomaliyeed kaas oo muu jinaaya inaan Doorasho Wanaagsan aysan kasoo socon Jubbaland.

Golaha Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saarey qodobo laamaha amniga ee Jubbaland lagu farayo sugidda Amaanka , sidookalena Musharaxiinta looga digayo in ay abuuraan waxkasta oo khalkhal amni horseedi kara.
Dowladda Jubbaland ayaa cadeysey in Musharax kasta Amnigiisa ay sugayaan ciidamada amaanka Jubbaland lana ogolaan doonin in musharaxiintu ilaalo gaar ah sameystaan.
jubaland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.