Top: Madaxwaynaha Somaliland oo Amar Duldhigay Gadiidka dadwaynaha qaada

Madaxweynaha Somaliland ayaa Amray in tallaabo laga qaado Wadayaasha Gaadiidka Basaska gaar ahaana kuwa Ardayda qaada ee u socda sida mas’uuliyad darrada ah, Amarka madaxweynaha ayaa yimid kadib markii uu maanta Geeriyooday Maxamed Faarax Maxamed oo ahaa wiil yar oo Baskii siday shil kula galay suuqa Hargeysa.
Madaxweynaha ayaa u tacsiyeeyay Ehelada uu ka baxay marxuum Maxamed Faarax Maxamed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.