Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2018

cali

Daawo:Musharaxa Madaxweynaha Puntland Dr Cali Ciise Cabdi oo si rasmi ah ugu dhawaaqey Musharaxnimadiisa

30th December 2018 admin 0

Dr Cali Ciise Cabdi ayaa waxaa uu si rasmi ah ugaga dhawaaqay Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland inuu yahay Musharaxa Madaxwaynaha Puntland ee doorashada soo […]

farole

Daawo:Xildhibaan Cabdiraxmaan Faroole oo dhulka ku jiiday Gaas

30th December 2018 admin 0

Madaxweynihii hore Puntland Cabdirhamaan Mahamed Mahamuud (Faroolle) ahana Sanetor ka tirsan ka tirsan Aqalka sare ee Soomaliya ayaa edayn kulul ujeediyey Madaxweynaha Haatan Talada Haya […]

No Image

Daawo:Banaanbax ka dhacay xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ayaa lagu taageeray Dowlada Federalka Soomaaliya.

30th December 2018 admin 0

Banaanbax Balaaran oo ka dhacay xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ayaa Taageero loogu muujiyay Dowlada Federalka Soomaaliya, Bananbaxaan ayaa waxaa ka qayb galay qaybaha bulshada ee Xeryaha […]

ruush

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii Xildhibaan Ruush

30th December 2018 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uusoo saaray waxa uu kaga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ha u naxriistee Marxuum Xildhibaan Axmed […]

ugaas

Daawo:Shirka Wadatashiga Dhaqanka ayaa Si Rasmi ah oga Furmay Magaalada Garbaharey.

30th December 2018 admin 0

Magaalada Garbaaharay ee Gobolka Gedo waxaa ka furmay Shirka Wadatashiga Dhaqanka beesha Sade waxaan shirkaan Magaalada Garbaaharay ka furay Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ayaa sheegay […]

bayle

Wasiirka Wasaarada Maaliyada ayaa Ansaxinta Miisaaniyada Dowlada 2019 Uga Mahad Celiyay Xildhibaanada

30th December 2018 admin 0

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Ansaxinta Miisaaniyada Dowlada 2019 Uga Mahad Celiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaa kaloo wasiir Bayle sheegay inay Sharaf […]

wasiir

Daawo:Wasiirka Gaashaandhigga Ayaa ka Hadlay Sharciga Xaqsiinta Ciidanka Somaliya oo maanta ay ansixiyeen golaha Shacabka

30th December 2018 admin 0
wasiir

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

30th December 2018 admin 0

Kulanka oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Warbaahineed ee labada Dal, waxaana madaxda Wasaaradda Warfaafintu ay sheegeen in Warbaahinta […]

barlamanka

Barlamaanka Soomaliya oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka

30th December 2018 admin 0

Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golasha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta ansixiyey xeerar kala duwan oo horyaalay Golaha Shacabka ee […]

Ugaas

Ugaas Axmed madoobe ku Xiray Magalaada Kismaayo

30th December 2018 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa 27 December waxuu Xabsi u taxaabay Ugaas kamida Ugaasyada Jubbaland. Ugaas cabdiqaadir Iftin Aaden oo ah Ugaaska beesha Galidle ee […]

warfaa

Xubno ka Tirsan Baarlamaanka ayaa baaq u diray beelaha dagaalamaya Galmudug iyo Hirshabeele

30th December 2018 admin 0

Qaar kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxay ka hadleen dagaalada kasocda Hirshabeele iyo Galmudug waxayna ugu baaqeen in sida ugu dhaqsaha Badan […]

yusuf

Maamulka Jubbaland waa Fallaago aan sharci ku Qotamin

30th December 2018 admin 0

Sidaay noo xaqiijiyeen sharciyaqaano siyaasasdda ka madaxbanaan maamul goboleedka Jubaland sharci kuma saleysna. Waxayna ku sababeeyeen in uu gebi ahaan meesha ka baxay AXDIGII bulshada […]

No Image

Daawo:Qaabkii Madaxweynaha Koofur Galbeed loogu soo dhaweeyey Xudur

30th December 2018 admin 0

Madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi-casiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo aqbalay codsigii bulshada reer bakool oo ahaa in safarkiisa ugu horeeya […]

No Image

Daawo:Odayaasha Kaxandhaalle oo Ciidamada Galmudug ku eedeyey inay Dagaalka Kaqayb qaateen

29th December 2018 admin 1
xaaf

Deg Deg:Xaaf oo Xilka Kaqaaday Shiiq Shaakir Kadib qilaaf soo kala galay

29th December 2018 admin 0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa waxuu caawa Xilka ka qaaday Madaxa Xukuumada Galmuduh shiiq Maxamed Shaakir Cali Xasan waxauuna Xaaf […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 28 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes