Ugaas Axmed madoobe ku Xiray Magalaada Kismaayo

Ugaas

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa 27 December waxuu Xabsi u taxaabay Ugaas kamida Ugaasyada Jubbaland.

Ugaas cabdiqaadir Iftin Aaden oo ah Ugaaska beesha Galidle ee Mirifle ayaa ilaalada gaarka ah ee Axmed Madoobe Xabsiga u taxaabeen 27 December baaqyo badan oo ka yimid waxgaradka Soomaliyeedna oo ay ku dalbanayeen in lasiidaayo ugaas ayaa Axmed Madoobe dhagaha Ka furaystay.
Wararkeena dambe kala socda warar dheerad ah wararkeena dambe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.