Wasiirka Wasaarada Maaliyada ayaa Ansaxinta Miisaaniyada Dowlada 2019 Uga Mahad Celiyay Xildhibaanada

bayle

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Ansaxinta Miisaaniyada Dowlada 2019 Uga Mahad Celiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaa kaloo wasiir Bayle sheegay inay Sharaf wayn utahay inaan Cid diiday ama ka aamustay Ansixda maaliyada aysan Jirin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.