Daawo:Banaanbax ka dhacay xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ayaa lagu taageeray Dowlada Federalka Soomaaliya.

Banaanbax Balaaran oo ka dhacay xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ayaa Taageero loogu muujiyay Dowlada Federalka Soomaaliya, Bananbaxaan ayaa waxaa ka qayb galay qaybaha bulshada ee Xeryaha qaxootiga ayakoo ku dhawaqaya hadala lagu taageerayo dowlada iyo Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.