Daawo:Xildhibaan Cabdiraxmaan Faroole oo dhulka ku jiiday Gaas

farole

Madaxweynihii hore Puntland Cabdirhamaan Mahamed Mahamuud (Faroolle) ahana Sanetor ka tirsan ka tirsan Aqalka sare ee Soomaliya ayaa edayn kulul ujeediyey Madaxweynaha Haatan Talada Haya ee Waqtigiisa dhamaaday Cabduwali Mahamed Cali Gaas asagoo sheegay inuu ku fashilmay Hogaan Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.