Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

yuusf

Kenya Should Have To Re-think Its Jubaland Policy Once Again:

29th October 2018 admin 0

Kenya government cries loudly the lost the of KDF lives in Jubaland. We are very much sorry about it. But, clearly Kenya has undoubtedly reaped […]

axmedmadobe

Daawo:Guddiga khayraadka iyo Bay’ada oo shegay 7 Milyan oo geed in lajaray

29th October 2018 admin 0

Shirkii Guddiga khayraadka Bay’ada Barlamaanka Soomaliya iyo wasarada Xananada Xoolaha ayaa waxaa lagaga hadlay xaalufinta deeganka, shidista iyo dhoofinta dhuxusha iyadoo lasheegay in lajaray 7,000 […]

madoobe

Daawo:Wafdi Uu Hogaaminaayey Wakiilka Qaramada Midoobey oo gaaray Kismaayo

29th October 2018 admin 0

Wafdi Uu Hogaaminaayey Wakiilka Qaramada Midoobey U Qaabilsan Ariamaha Soomaaliya Nicholas Haysom Uuna Wehelinaayey Wakiilka Midowga Afrika U Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Ambassador Fransisco Madeira Iyo […]

No Image

Daawo:Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2019 oo dhan US$ 340,060149

29th October 2018 admin 0

Golaha wasiirrada Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2019 oo dhan US$ […]

No Image

Madaxweyne Soomaliya oo dhambaal hambalyo ah u diray Madaxwaynaha dalka Turkiga

29th October 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan maalinta Jamhuuriyadda dalka Turkiga waxa uu u diray dhiggiisa dalkaas […]

No Image

Muuqaal:Dalada Culumada Soomaaliyeed ee Ohio oo Baaq ka soo saaray Colaada Gobolka Sool.

29th October 2018 admin 0

Dalada Culumada gobolka Ohio ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan SICO (Somali Islamic Centers Of Ohio) ayaa soo saaray Baaq Nabadeed oo ku […]

No Image

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo su’aalo waydiyeen Xildhibanada Aqalka Sarre

29th October 2018 admin 0

Xildhibaanada Aqalka sarre ee Soomaliya ayaa waxaa maanta Hortagay Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga waxaana kulanka Xildhibanada Aqalka Sarre shir gudoominaayey Cabdi Xaashi Cabdullaahi […]

itoobiya

Ciidamada Itoobiya oo qarax lala beegsaday

29th October 2018 admin 0

Warrarka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo ciidammo Itoobiyaan ah oo marayay deegaanka Ceel Gaal oo qiyaastii […]

No Image

Kheyre oo shir guddoomiyay shirka horumarinta Dhaqaalaha.

29th October 2018 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shalay shir guddoomiyay shirka Hormarinta dhaqaalaha Dalka, kaas oo looga hadlay horumarka Maaliyadeed iyo hiigsiga […]

mareeye

Daawo:daawanaayow waa dalkaagii oo laguu diray waa halkudhagii Shaqalaha Wasarada Ganacsiga oo kaqayb qaatay dhismaha Tiyaartarka

29th October 2018 admin 0

Madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo maanta hawlo nadaafadeed ka fuliyey hareeraha wasaaradda ganacsiga.

wasiir

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo Muqdisho ka furay shir wadatashiga doorashooyinka dalka

29th October 2018 admin 0
No Image

Top News:Maamulka Gaas oo kala cadaynwaayey in xilkii laga qaaday Abwaan Shube iyo in kale

28th October 2018 admin 0

Warbaahinta Soomalida ayaa waxay qoreen war lasheegay inay kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo Xilka looga qaaday […]

No Image

Daawo:Bananbax looga horjeedo Shirkii Garoowe ayaa ka dhacay Cadaado

28th October 2018 admin 0

Magaalada Cadaado ee xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa waxaa ka dhacay Bananbax ay kasoo qayb galeen qabaha kala duwan ee Bulshada Cadaado, Madaxda Maamulka Galmudug iyo […]

No Image

Muuqaal:Shaqaalaha wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka Badda oo ka qaybgalay dhismahaTiyaatarka Qaranka.

28th October 2018 admin 0
No Image

Daawo:London Siyaasi Dheeg oo ka qayb galay Somali Week Festival

28th October 2018 admin 0

Xildhibaan, Abwaan Muxumad Maxamed Yaasin Dheeg oo kamida Golaha Guurtiga Somaliland ayaa waxuu ka qayb galay Somali Week Festival oo ah munaasabad lagu qabto Mgaalada […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes