Daawo:Wafdi Uu Hogaaminaayey Wakiilka Qaramada Midoobey oo gaaray Kismaayo

madoobe

Wafdi Uu Hogaaminaayey Wakiilka Qaramada Midoobey U Qaabilsan Ariamaha Soomaaliya Nicholas Haysom Uuna Wehelinaayey Wakiilka Midowga Afrika U Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Ambassador Fransisco Madeira Iyo Xubno Kale Ayaa Maantey Soogaarey Magaalada Kismaayo
Iyadoona U Jeedka Socdaalkooda Ay Ku Sheegeen Xalinta Khilaafaadka Ka Dhex Taagan Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.