Daawo:Bananbax looga horjeedo Shirkii Garoowe ayaa ka dhacay Cadaado

Magaalada Cadaado ee xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa waxaa ka dhacay Bananbax ay kasoo qayb galeen qabaha kala duwan ee Bulshada Cadaado, Madaxda Maamulka Galmudug iyo Barlamanka Galmudug, Bananbaxaan ayaa waxaa looga soo horjeeday Madaxada maamul Goboleedyada waqtigooda dhamaaday ee shirku ugu soo dhamaaday Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland waxaana lagu taageerayey dowlada somaliya iyo Madaxwaynaha cusub ee Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.