Soomaliya iyo Sweden oo iska kaashanaya Tirakoobka Ummada Soomaliyeed

wasiir

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan ujeedkiisa ahaa iskaashi dhinac Tirakoobka la qaatay Agaasimaha Guud Hay”adaha Tirakoobka (Statistics) Dalka Sweden oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Dowladaha Soonaaliya iyo Sweden ayaa si wayn iska kaashanaya dhinacyada horumarinta ee ku aadan soo saaridda xog sax ah oo dhameystiran, kuna saabsan dhaqaalaha, tirakoobka dadka iyo isbaddellada maciishadda waddanka.
Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in mashaariic kala duwan ay ka hirgelineyso gudaha dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.