Daawo:Xildhibaan Cabdi shire oo Fariin uu kawaday Shacabka Hirshabele Gaarsiyey Barlamaanka Somaliya

Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya oo kamid ahaa gudiga Fatahaada oo deeq Gaarsiiyey maamulka Hirshabeele ayaa Mar uu ka hadlaayey Baarlamanaanka Soomaliya waxuu Salaan uu ka waday Shacabka iyo Madaxda Hirshabeele gaarsiiyey Barlamkaanka Soomaliya.

Xildhibaan Cabdi Shire ayaa waxaa kaloo Baarlamaanka Soomaliya ka codsaday in Gudiga adeega Bulshada aysan xog dheeraad ah ka ahayn uyeerista Wasiirka waxbarashada sidaas Darteed waxaan ka codsanaynaa in dib loola Noqdo Ajandaha ayuu Xildhibaan Cabdi Shire.

Gudoomiyaha Baralamaanka Soomaliya ayaa Cod galiyey Ajandihii ahaa Wasiirka waxbarshada iyo Gudiga Adeega Bulshada barlamanka horyimadaan waxayna barlamaanka Soomaliyeed isku raaceen in Dib loo cesho ajandaha iyo uyiirista Wasiirka waxbarshada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.