Daawo: 5 Xisbi siyasaadeed oo maanta shahaadada diwaangalinta la guddoonsiiyay

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta oo Isniin ah waxay diiwaangeliyeen Shan xisbi siyaasadeed, Xisbiyadan ayaa ku biiraya 10 xisbi oo horey uu guddiga u diiwaangeliyey, waxayna wadarta guud xisbiyada diiwaangishan noqonayaan 15 xisbi.

Xisbiyada la diiwaangeliyey ayaa kala ah

Xisbiga Dadka Soomaaliyeed
Xibiga Cadaaladda iyo Badbaadada
Xibiga Shaqsiyadda iyo Wadaniyadda Soomaaliyeed
XXisbiga Xal-qaran
Xisbiga Damiirka Soomaalinimada iyo Horumarka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.