Daawo:Shabab ayaa gubay 7 Baabuur dil ugaysta dadkii saarnaa inta Udhaxaysa Hiiraan iyo Bakool

Kooxda Alshabab ayaa waxay dil ugaysteen dad shacabka waxayna gubeen Gadiidkii u rarnaa, Shilkaan ayaa waxaa ka dhacay Jidka isku xira Gobolada Hiiraan iyo Bakool sida uu sheegayo Gudoomiye kuxigeenka amiga gobolka Hiiraan cabdirixiim Maxamud taakooy waxuuna ilaahay uga baryey dadkii kudhintay in ilahay Samir iyo iimaan kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.