Daawo:Waxqabadkii Dowlada Nabad iyo Nolol oo Gaaray Hargaysa iyo Faysal Cali waraabe oo ka qayb qaatay

rahriib

Waxaa Magaalada Hargaysa gaaray dhalinyo tiradooda tahay 49 kuwaas oo kamida ahaa dhalinyardii dowlada Soomaliya kasoo Celisay dalka Liibiya kuwaas oo lakeenay Magalada Muqdisho kadibna loo soo qaaday Hargaysa, waalidiintii dhalay dhalinyaradaas ayaa aad ugu farxay sii dayntooda.

Dhalinyaradaan ayaa mudo ku dhibaataysnaa dalka Liibiya eheladooda uma awoodin inay ka bixiyaan lacago faradan oo madax furasha ah waxaana lafilayaa in dowlada Soomaliya inay dhalinyaro kale oo Soomaliyeed ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho ee Casumada Dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.