Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sool oo runta ka sheegin xaalada lascaano

sool

Gobolka sool gaar ahan Magaalada Laascaanood ayaa waxaa kajira Qalalaase iyadoo shacabkii Magaalada laascaano loo taxaabay Xabsiyada Magaalada laascaano ayaa Gudoomiyaha Gobolka sool oo shir ku qabtay Magaalada laascaano uusan runta ka sheegin xaalka uu kusugan yahay Gobolka Sool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.