Daawo:Bulshada Ku dhaqan Gobalka Gedo ayaa so dhaweyay Heshiiska Dowlada Dowladaha Somalia iyo Kenya

Bulshada Gobolka Gedo ayaa waxay soo dhaweeyeen Heshiiskii dhexmaray dowlada Soomaliya iyo Kenya, qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Baardheere ayaa waxay sheegeen inuu ahaa Heshiis loo baahnaa waxuuna wax qaban doona caqabadaha ka jiray Xuduuda Soomaliya iyo Kenya.

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku heshiiyay in la sameeyo guddi wadajir ah oo u kuurbgala xaaladda degmada Balad Xaawo, isla markaasna soo diyaariya warbixin dhameystiran oo ku saabsan xaaladda dhabta ah ee ka jirta xuduudda u dhaxeysa labada dal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.