Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2018

gaas

Daawo:Imaaradka oo ku qasbay Madaxwaynaha Puntland hadal ay ka Naxeen shacabka soomaliyeed

26th April 2018 admin 0

Madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo Shir Jaraa’id ku qabtey magaalada Abu Dhabi, ee caasimadda wadanka Imaaraadka ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo […]

No Image

Madaxweynaha Somaliya oo u hambalyeeyay cayaartooyda Xulka Qaranka

26th April 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hambalyo dhiiri gelin ah u diray cayaartooyda Xulka Qaranka, isagoo ugu hambalyeeyay guusha […]

puntland

Daawo:Minneapolis lagu daah furay Xafiiskii ugu horeeyay ee Jaaliyadda Puntland ee Maraykanka

26th April 2018 admin 0
No Image

Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa Maanta xustay Maalinta Duumada iyo todobaadka talaalka

26th April 2018 admin 0
muhubo

Daawo:Ninkii Muxubo ooXaaskiisi ahayd kismaayo ku dilay oo maxkamad La soo taagey

25th April 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka Maamulka Jubbaland ayaa si fool xun waxaa loogu dilay Muxubo Maxamed Guure oo ay aheyd 18 jir, Muxubo […]

koofi

Taliyaha Hoggaanka socdaal iyo Jinsiyada Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay xaduudka Somaliya iyo Jabuuti”Sawiro”

25th April 2018 admin 0

Taliyaha Hoggaanka socdaal iyo Jinsiyada Soomaaliya Gaashaanle sare Maxamed Aden Jimcaale Koofi oo ay waheliyaan saraakiisha socdaalka Jabuuti ayaa booqasho ku tagay xaduudka Somaliya Iyo […]

calan

Dowladda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA

25th April 2018 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Heahiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA, kaas soo lagu sheegay War-saxafadeedkan in la laalay, War-Saxaafadeed […]

abaar

Abaar Wali Ka Jirta Gobalka Awdal halka qaybo kamida Soomaliya biyo qaateen

25th April 2018 admin 0
No Image

Maalinta Duumada Oo Laga Xusay Magaalada Bosaaso

25th April 2018 admin 0
usa

Daawo:Aaskii Labo dhalinyaro Soomaali ah oo Sabtidii lagu dilay Columbus

25th April 2018 admin 0

Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaraa oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid ah xaafadaa […]

shaasha

Maciishadii Magaalada Johwar oo Cirka isu shareertay Sida uu kusoo waramayo Dulmidiid Shaashaa

25th April 2018 admin 0

Waxaa kala go’an Jidka isku xira Magaalada jowhar Iyo Balcad kadib roobab badan oo ka da’ay Halkaas, Shacabka ku dhaqan Magaalada jowhar ayaa waxay ka […]

wasiir

Daawo:Khudbadda Musharax Gudoomiyaha golaha shacabka Saalim Caliyow Ibrow

25th April 2018 admin 0
imarad

Safiirka IMaaradka Carabata oo wasiirada arimaha dibada Soomaliya looga Yeearay Si Su’aalo looga Waydiiyo

25th April 2018 admin 0

Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa waxay  u yeertay safiirka Isutaga Imaaradka Carabta u qaabilsan Soomaliya Maxamed Axmed Alxamadi, waxaana Safiirka Imaaradka loogu yeeray wasaarada arimaha dibada […]

usa

Labo dhalinyaro Soomaali ah oo Sabtidii la dilay ayaa Columbus lagu aasay”Sawiro”

25th April 2018 admin 0

Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaraa oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid ah xaafadaa […]

farah

Dhageyso:-Faarax Macalin oo sheegay in Imaaraadka layska dhacsho Siyaasiyiinta taageerana Qaa’inu wadan yihiin

25th April 2018 admin 0

Afhayeenka Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin oo hada kusgan Magaalada Muqdisho ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya ee xiriirka la sameynaya […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes