Dowladda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA

calan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Heahiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA, kaas soo lagu sheegay War-saxafadeedkan in la laalay, War-Saxaafadeed Caawa ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hehsiiskaas hadii uu jiro uu yahay mid aan waagaqsaneyn hab raaca ay dejisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.
Halkan hoose ka Akhriso War saxaafadeedka.
warqad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.