Taliyaha Hoggaanka socdaal iyo Jinsiyada Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay xaduudka Somaliya iyo Jabuuti”Sawiro”

koofi

Taliyaha Hoggaanka socdaal iyo Jinsiyada Soomaaliya Gaashaanle sare Maxamed Aden Jimcaale Koofi oo ay waheliyaan saraakiisha socdaalka Jabuuti ayaa booqasho ku tagay xaduudka Somaliya Iyo jabuuti ay wadaagaan.

Taliyaha socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliya ayaa soo kormeerayey Hab usocka Iyo dhaq dhaqaaqa ganacsi ee Halkaas ka socda waxuuna ugu mahadceliyey dowlada walalaha aanahay jabuuti sida ay u garabtaagan tahay shacabka Iyo dowlada Soomaliya, Booqashadaan aya noqonaysa tii ugu horaysay ee Taliyaha Socdaalka Somaaliya uu ku tago xududa u dhaxaysa Soomaliya Iyo Jabuuti.
koofi

koofi

koofi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.