Maciishadii Magaalada Johwar oo Cirka isu shareertay Sida uu kusoo waramayo Dulmidiid Shaashaa

shaasha

Waxaa kala go’an Jidka isku xira Magaalada jowhar Iyo Balcad kadib roobab badan oo ka da’ay Halkaas, Shacabka ku dhaqan Magaalada jowhar ayaa waxay ka cabanayaan Maciishadii Magaalada Johwar cirka isku shareereen sida raashin,Shidaal Iyo dharka,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.