Dhageyso:-Faarax Macalin oo sheegay in Imaaraadka layska dhacsho Siyaasiyiinta taageerana Qaa’inu wadan yihiin

farah

Afhayeenka Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin oo hada kusgan Magaalada Muqdisho ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya ee xiriirka la sameynaya dowladdaha shisheeye ee ugu horayso Imaaraadka Carabta.

Waxa uu sheegay in qof walba oo doonaya in uu xiriir la sameeyo dowladaha Caalamka midkood in uu ogolaansho ka heysto dowladda federaalka Soomaaliya, isla markaana uu cadeeyo qorshaha uu halkaasi u tagayo,isaga oo ay wehlinayaan amsuuliyiin ka tirsan dowladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.