Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2018

Qarax loo adeegsaday gaari oo ka dhacay duleedka Muqdisho

25th March 2018 admin 0

Sidda ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanka Siinka dheer Qarax Khasaare geystay oo loo adeegsaday gaari nooca raaxadda ah ayaa halkaasi ka dhacay. Waxaa […]

No Image

Munaasabadda Isku dhafka Baarlamaanada Galmudug iyo Ahlusunna oo ka socota Dhuusamareeb

25th March 2018 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Galmudug, taasoo loogu tala galay in la isku dhafo baarlamaanada Galmudug […]

Sarkaal ka tirsanay Al-shabaab oo lagu dilay G/Hiiraan.

25th March 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada xooga iyo kuwa AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Jabuuti  ee shalay […]

Dowladda Itoobiya oo dhulkeeda ku darsatay magaalo ku taala G/Bakool.

25th March 2018 admin 0

Maxamed Iidle Geedi  oo ah Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa sheegay in  dhawaan uu gaaray deegaano hoosyimaada Gobolada dhaca Xadduuda dalka uu […]

No Image

Maxkamada Ciidamada oo xakuntay rag ka tirsanay Al-shabaab.

25th March 2018 admin 0

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xukun ku riday rag lagu eedeeyay in lasoo qabtay ayaga oo farsameynayay qaraxyada kuwaas oo […]

masjid

Madaraso lagu baran doonto Diinta Islaamka oo la furay Kismaayo

25th March 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo xarunta ku meelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa laga Hirgaliyey madaro lagu baranaayo diinta islaamka, Furitaankii Madarasadaan aya waxaa ka qayb galay […]

hargaysa

Daawo:Xuska Biyaha aduunka oo lagu qabtay Hargaysa

25th March 2018 admin 0
fartaag

Daawo:Sanetor Fartaag oo ku eedeeyey Dowlada Soomaliya inay ka gaabisay Boobka kenya kawada Baladxaawo

24th March 2018 admin 0
No Image

Daawo:Warbixin ku Saabsan Kuleyl Ka Jira Magaalada Muqdosho

24th March 2018 admin 0
No Image

Daawo:Wafti Ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay maanta magaalada Caabudwaaq

24th March 2018 admin 0

Wafdigaan Ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay maanta, magaalada Caabudwaaq waxaana hogaaminayay Gudoomiye kuxigeenka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Aadan Guuleed Shabeel, […]

No Image

Daawo:30 shacaba oo maydkooda laga Xeebta Kismaayo

24th March 2018 admin 0
shire

Dhageyso:Xildhibaan Shire Cabdi oo kamida Xildhibanada jubaland ayaa Ka horyimid duulanka Kenya Baaqna u diray Dowlada Soomaliya

24th March 2018 admin 0

Ciidamada Kenya ayaa waxaay kusoo duuleen Soomaliya gaar ahaan Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo oo kuwaas oo darbi ka dhisaya Xuduudada iyakoo qaatay qayb kamida […]

cabdi

Daawo:Xildhibanada aqalka sarre oo kahadlay Boobka Kenya kawado Baladxaawo, iyadoo loo yeeraray wasiirada Gashaandhiga,Aminga,arimaha Gudaha iyo dibada

24th March 2018 admin 0

Kulankii aqalka Sarre ee Soomaliya oo shir gudoominaayey Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa warbixinta akhrinta koowaad laga dhageystay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda […]

roob

Daawo:Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Magaalada Afmadow

24th March 2018 admin 0

AKHRISO: Muran ka taagan goobta lagu qabanaayo cod u qaadista Mooshinka Jawaari

24th March 2018 admin 0

Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shuruud ku xiray in cod u qaadista moshinka guddoomiye Jawaari […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes