Madaraso lagu baran doonto Diinta Islaamka oo la furay Kismaayo

masjid

Magaalada Kismaayo xarunta ku meelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa laga Hirgaliyey madaro lagu baranaayo diinta islaamka, Furitaankii Madarasadaan aya waxaa ka qayb galay Walaadinnta,waxgarad,culumo Iyo walaadiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.