Dhageyso:Xildhibaan Shire Cabdi oo kamida Xildhibanada jubaland ayaa Ka horyimid duulanka Kenya Baaqna u diray Dowlada Soomaliya

shire

Ciidamada Kenya ayaa waxaay kusoo duuleen Soomaliya gaar ahaan Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo oo kuwaas oo darbi ka dhisaya Xuduudada iyakoo qaatay qayb kamida dhulka Soomaliya, Hadaba Waxaa duulaanka Kenya Kusoo qaaday Baladxaawo ka hadlay Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed oo kamida xildhibanada Jubbaland.

Xildhibaan Shire Colay mar uu waraysi sii naayey warbaahinta Gedotimes ayaa waxuu sheegay inaan wax la qabali karo ahayn dulaanka Kenya kusoo qaaday soomaliya Taas oo burburinaysa hanti isugu jirta Guryo Iyo Masaajid waxaana dowlada Soomaliya iyo gudiga Xuduudaha Soomaliya ugu baaqay in si dag daga looga jawaabo dulaanka Kneya kusoo qaaday Degmada Baladxaawo loona baahan yahay in difaaca dalka laga Hormariyo mooshinka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.