Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2018

No Image

Raysawasaare Khayre ayaa kawar helay in Cadowga Soomaliyeed ay isticmaalaan warbaahinta qaranka Soomaliya

28th March 2018 admin 0

Raysa Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre oo anba qaadaya fulinta qorshaha isla xisaabtanka ee dowladda ayaa shalay kormeer shaqo waxa uu ku […]

No Image

Taliyaha Booliiska oo ka Hadlay amaan darada Kajirta Boosaaso

28th March 2018 admin 0

Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari Cabdixakiin Yuusf Xuseen ayaa ka hadlay dilalkii maalmihii ka dhacayey Magaalada Boosaaso waxuuna sheegay in Amaro lagu soo rogay lagu […]

diya4a

Daawo:Dowlada Soomaaliya ayaa muqdisho dib ugu soo celisay Shaqaalihii Saadaasha Iyo Duulistada Hawada

28th March 2018 admin 0

D/Soomaaliya oo dhaliishay qaabka xafiiska Q.M ee Muqdisho oo u gudbiyo Warbixinada ku saabsan Soomaaliya.

28th March 2018 admin 0

Safiirka Soomaaliya u fadhiya QM Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Golaha Amaanka QM ka horsheegay in Xafiiska Soomaaliya ee QM uu san daacad  kahayn Shaqaddda uu […]

Khilaafka u dhaxeeya Kheyre iyo Jawaari oo sababay dib u dhac ku yimid shirka Golaha amniga Qaranka.

28th March 2018 admin 0

Waxaa dib u dhac uu ku yimid Shirka Golaha Amniga Qaranka  ee Soomaaliya oo maanta lagu waday in ka furma magaalada Baydhabo ee xarunta KMG […]

Ciidanka Koofi gaduuda oo dib u furay wadada Sayidka

28th March 2018 admin 0

Ciidamada Koofi Gaduuda ee illaalada ka haya Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa saaka dib u fuary isu socodka gaadiidka rayidka wadada Sayidka, kadib markii qaraxii Axadii ka […]

No Image

Maamulka KG oo ka hadlay dilkii Muqdisho loogu geystay Xildhibaanad ka Barlamaanka maamulkaasi

28th March 2018 admin 0

Sida ay Sheegayaan Wararka kooxo Hubeeysan ayaa xalay Magaaladda Mudisho ku dishay Xildhibaan ka tirsan mudaneyaasha Baarlamaanka koofur Galbeed ee Soomaaliya. Dilku waxaa uu ka […]

Q.M oo waqtiga u kordhisay xafiiskeeda Muqdisho

28th March 2018 admin 0

Golaha amaanka ee QM ayaa Talaadadii shalay si aan kala har lahayn u meel mariyay Qaraar waqtiga loogu kordhiyaya Xafiiska QM ee Soomaaliya oo la […]

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax Miino oo lala beegsaday Ciidamada xooga ee G.Hiiraan.

28th March 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegay in qarax Miino lala beegsaday ciidamada xooga Soomaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan ciidamadaan ayaa qaraxa waxaa lagula […]

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu xeray Zimbabwe

28th March 2018 admin 0

Booliiska Dalka Zimbabwe ayaa Xiray 14 ruux oo u badan Soomaali, waxaa lagu eedeeyay in ay wadanka ku galeen si sharci darro ah. Booliska ayaa […]

jim

Weli mawadiniinta Soomaaliyeed waxaa ku Jira Saluug Xoogleh sida dawladu u wajahayso DPWorld iyo Dawlada Emaaraadka W/Q Jimcaale

28th March 2018 admin 0

Waxaan la wada soconaa heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee ka dhacay Dabai iyo dareenkii shacbiga Soomaaliyeed oo Golaha shaciga iyo aqalka sare ka jawaabeen mudo […]

fartaag

Daawo:Sanetor Fartaag Dadka Soomaaliyeed xad looma kala yeeli karo Xaduud beenaadka Kenya

28th March 2018 admin 0
wado

Wasiirka Maaliyadda Puntland Oo Dhagax Dhigay Wado Laamiya

28th March 2018 admin 0
baladxaawo

Daawo:Waftigii Kenya iyo Somaliya oo isku raacay in shamiitada lagu sii wado darbiga Laga dhisaayo Baladxaawo.

27th March 2018 admin 0

Wafti kasocday Maamul goboleedka Jubbaland oo isugu jira wasiiro Iyo gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa waxay Magaalada Mandeera kula kulmeen masuu liyiin kasocota Dowlada Kenya waxay […]

shaasha

Daawo:Hirshabeele oo ka digtay halista cudurka Qaaxada siduu kusoo waramayo Wariye Dulmidiid Shaashaa

27th March 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes