Daawo:Waftigii Kenya iyo Somaliya oo isku raacay in shamiitada lagu sii wado darbiga Laga dhisaayo Baladxaawo.

baladxaawo

Wafti kasocday Maamul goboleedka Jubbaland oo isugu jira wasiiro Iyo gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa waxay Magaalada Mandeera kula kulmeen masuu liyiin kasocota Dowlada Kenya waxay isku afgarteen in darbiga dhismihiisa la joojiyo lakiin lasii dhamaystiro shamiitada lagu shubaayo dhismaha darbiga.

Kualankaan ayaa waxuu u egyahay mid loogu danaynayo dowlada Kenya si ay inta wadahadalada socdaan loo dhameystiro darbiga kenya ka dhisayso Baladxaawo waana mid u eg qiyaamo qaran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.