Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2018

aqalka

Sanetoro iska casilay dhex dhexaadintii Xiisada Baarlamaanka

29th March 2018 admin 0

Gudigii Xildhibanada Aqalka Sare ee dhex dhexaadinta Mooshinka Gudoomiye Jawaari ayaa maanta la kala Diray iyadoo Xildhibaanada kala ah,Cabdi Xasan Cawale Qeybdiid,Maxamuud Axmed Maxamuud Mashruuc […]

usa

Ciyaaraha xagaaga ee Soomaalida Mareykanka oo ka furmay Columbus Ohio”sawiro”

29th March 2018 admin 0

Ciyaaraha xagaaga ee sanadwalba lagu qabto Columbus ayaa sanadkii 18aad ka furmay magaaladda Columbus Ohio ee dalka Mareykanka. Furitaanka ciyaarahan ee sanadkan 2018 waxaa xaflad […]

shaafici

Dayaca kajira Safaaradaha iyo Dal-daloolada Dowladda Soomaaliya W/Q: Shaafici Cabdinuur Magan.

29th March 2018 admin 0

Soomaaliya waxay caalamka ku laheyd dhowr iyo sagaashan safaaradood, oo ku kala yaalay shanta qaaradood ee Aduunka, kuwaas oo u shaqeyn jiray si lamid ah […]

No Image

Gudoomiyah Gobalka Banaadir Yariisow oo qayb ka ah Nadaafada Magaaladda

29th March 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan “Eng. Yarisow” ayaa ka qeyb qaatay ololaha billahaa ee Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda […]

hub

Muqdisho:-Hawgal Lagu Soo Qabtay Hub iyo Maandooriyeyaal

29th March 2018 admin 0
muuse

Deg Deg Daawo Madaxweyne Biixi Oo Kala Diray Gudidii Kasoo Kabashada Abaarta Ee Somaliland

29th March 2018 admin 0
No Image

Bulshada Caabudwaaq oo ka hadlay qilaafka ka dhex Jira Baarlamaanka Soomaliya

29th March 2018 admin 0
aqalka

Aqalka Sare oo u xaal waayay Khilaafka Golaha Shacabka

29th March 2018 admin 0

Golaha Aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay u taag waayeen xalinta ay ka dhax wadeen Golaha Shacabka, kaas oo ku aadan khilaafka […]

jawaari

Xildhibaanadii Mooshinka ka geeyay Jawaari oo sheegay in Jawaari iska tagi doono

29th March 2018 admin 0

Xildhibaanada Mooshinka ka geeyay Jawaari ayaa ka hor yimid go`aankii ka soo yeeray Gudiga Badbaadada Golaha shacabka ee ku aadanay in uu jabay ama buray […]

Sawirro:-Wasiirada arimaha dibada Soomaaliya iyo Kenya oo isla meel dhigay arinta Beladxaawo

29th March 2018 admin 0

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo dhiggiisa Kenya Monica Juma oo ku kulmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya […]

taleex

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay deegaanka Buuloguduud

29th March 2018 admin 0
jawaari

Daawo: Xildhibano sheegay mooshinkii jawaari laga keenay inuusan buuxin sharuudihii Mooshinka

28th March 2018 admin 0
No Image

Daawo+Sawiro:Beeshaa Mareexaan oo Iskaga Baxday Galmudug

28th March 2018 admin 0

Shir aan caadi ahayn oo isugu yimaadeen waxgaradka, Odayaasha,Culimada Iyo qaybaha kala duwan ee Beesha Sade Mareexaan oo kulan dag daga ku yeeshay Magaalada Cabudwaaq […]

qarax

Faah Faahin kasoo baxday Qarax ka dhacay Muqdisho

28th March 2018 admin 0

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay laami yaraha zoobe,waxana la sheegay in uu ahaa mid gaari lagu xiray gaari ay saarnaayeen saddex dhalinyaro ah oo […]

faysal

Faysal Cali Waraabe Oo afka ka furtay Dacwada Somalia u Gudbisay Golaha Amaanka ee Ka Dhanka ah Heshiiska DP World

28th March 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes