Sanetoro iska casilay dhex dhexaadintii Xiisada Baarlamaanka

aqalka

Gudigii Xildhibanada Aqalka Sare ee dhex dhexaadinta Mooshinka Gudoomiye Jawaari ayaa maanta la kala Diray iyadoo Xildhibaanada kala ah,Cabdi Xasan Cawale Qeybdiid,Maxamuud Axmed Maxamuud Mashruuc iyo Maxamed Amiin Cosmaan ku dhawaaqeen in ay iska Casileen Xubinimadii Gudigaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.