Faah Faahin kasoo baxday Qarax ka dhacay Muqdisho

qarax

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay laami yaraha zoobe,waxana la sheegay in uu ahaa mid gaari lagu xiray gaari ay saarnaayeen saddex dhalinyaro ah oo aan weli la shaacin waxa ay ahaayeen, Gaarigaan ayaa ah nooca Raaxada.

Masuuliyiin ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacayqasaaraha uu gastay qaraxaan ayaa ah dhaawac hal qof ah oo kamida dadkii saarnaa gaarigaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.