Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

No Image

Daawo:Cali Dhaanto oo ka hadlay waxa ka jira in Kismaayo lagu sumeeyay

5th February 2018 admin 0

Baraha Bulshada ay isticmaashi iyo Warbaahinta qaarkood ayaa lagu baahiyay in xaalada Caafimaad ee fanaanka Cali Bashiir Cabdi (Cali Dhaanto) laga deyrinayo kadib markii lagu […]

doon

Dooni ku caarisay xeebta Magaalada Boosaaso

5th February 2018 admin 0

sida wararku sheegayaan Doon u rarneynd Ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku soo caarisay xeebta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee maamulka Puntland. kadib cilad soo wajahday […]

umul

Muuqaal:Beesha Shiiqaal oo sheegtay Shiiq Umul waa inuu joojiyaa xalaaleynta Dhulka Shiiqaaleed

5th February 2018 admin 0

Kulan aan Caadi ahayn oo isugu Yimaadeen Waxgaradka Beesha Shiiqaaleed ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana looga arisanaayey Qalalaasaha kasoo Cusboonaadey Jubbooyinka Gaar ahaan […]

No Image

Daawo:Warbixin Amaanka iyo xaalada Magaalada kismayo

5th February 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamulka Jubbland ayaa waxaa Baryahaan dambi kajiray qilaaf Xaga Siyaada ah Baramaalanaaka Jubbland oo qabsan waayey kulamadoodii, dhacdooyinkii […]

No Image

Xaaladda Caafimaad ee Fanaan Cali dhaanto oo laga deyrinayo.

5th February 2018 admin 0

Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa soo sheegaya in xanuun deg deg ah soo wajahaday fanaanka Caanka ah ee Cali […]

axmed

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo is casilay

5th February 2018 admin 0

Axmed Xasan Cabdi “Axmed Taajir” oo ka tirsanaa Xildhibaan Baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta shaaciyay in uu iska casilay Xilkii Xildhibaanimo kadib markii maanta laga sii […]

Maamulka gobalka Gedo oo walaac ka muujiyay Shabaab hor leh oo gaaraya gobalkaasi.

5th February 2018 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka amaanka maamulka Gobalka Gedo ee koofurta Soomaaliya oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in ay jiraan wararka sheegaya in dagaalamayaal ka […]

Shirka Golaha amniga qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho.

5th February 2018 admin 0

Madaxda Dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa maamul Gobaleedyada ayaa maanta lagu wadaa in shir gaar ah uga furmo magaalada Muqdisho, Shirkaas oo ah Shirka […]

shari

Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliya Oo La Kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

5th February 2018 admin 0
axmed

Daawo:Xildhibaan Axmed Taajir oo Xabsiga Laga sii daayey kadibna iska Casilay Xilka Xildhibaanimada Jubbaland

4th February 2018 admin 0

Axmed Xasan Cabdi (Axmed Taajir) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Baarlamaanka Jubaland ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii xildhibaanimo ee Jubbaland, Xildhibaan Axmed Taajir […]

No Image

Daawo: Xildhibaan aadan Barre Ducaale oo wareysi siiyay Midnimo TV

4th February 2018 admin 0

Aadan barre ducaale waa hogaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamaanka kenya waana mudanaha laga soo doorto bartamaha garissa, dhawaan ayuu wareysi siiyay TV Midnimo oo ay bahwadaag […]

No Image

Warbixin Waa Sidee Xaaladda Amni Ee Magaalada Gaalkacayo

4th February 2018 admin 0
kaafi

Xaflad si heer sare ah loo agaasimay lagu caleema saarayay gudoomiyaha ururka saxafiyiinta ee gobolka Gedo ayaa ka dhacday Baladxaawa”Sawiro”

4th February 2018 admin 0

Xaflad si heer sare ah loo soa agaasimay islamarkaana lagu caleema saarayay gudoomiyaha ururka saxafiyiinta ee gobolka Gedo Maxmed kaafi Aadan kafi UK ayaa lagu […]

diya4a

Wasaarada Duulista HawadaSomaliya ayaa Dib U eegaysa Heshiiska Shirkada Sahal ee ka hawl Gasho Garoonka

4th February 2018 admin 0

Wasaarada Duulista HawadaSomaliya ayaa Dib U eegaysa Heshiiska Shirkada Sahal ee ka hawl Gasho Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho taas oo cabasho badan ka timid, Mana […]

Mukhtaar Roobow oo Ciidamo gaar ah ka abuuraya Koofur Galbeed.

4th February 2018 admin 0

Shiikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-mansuur oo dhowr bilood ka hor isku soo dhiibay Dowlada Soomaaliya ayaa la sheegay in deegaanada Koofur Galbeed ka wado abaabulka […]

Posts pagination

« 1 … 22 23 24 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes