Shirka Golaha amniga qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho.

Madaxda Dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa maamul Gobaleedyada ayaa maanta lagu wadaa in shir gaar ah uga furmo magaalada Muqdisho, Shirkaas oo ah Shirka Golaha amniga Qaranka ee Soomaaliya.
Shirkaan ayaa waxaa Shir guddoomin doona Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo waxaana ka qeyb gali doona Madaxda dowlad goboleedyadda iyo Guddoomiyaha gobalka Banaadir Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.
Inta uu Shirkaan socdo ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa waxyaabihii ka qabsoomay Shirarkii hore ee dhexmaray dowladda Dhexe iyo maamulada Dalka ka jira

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.