Daawo: Xildhibaan aadan Barre Ducaale oo wareysi siiyay Midnimo TV

Aadan barre ducaale waa hogaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamaanka kenya waana mudanaha laga soo doorto bartamaha garissa, dhawaan ayuu wareysi siiyay TV Midnimo oo ay bahwadaag yihiin warbaahinta Gedo Times.

Wariye Maxamed Magan oo katirsan Midnimo TV ayaa ku booqday xafiiskiisa Nairobi isagoo layeeshay wareysi dhinacyo badan taabanaya.

Wariyuhu wuxuu wax ka weydiiyey arintii xuduudda kataagneyd, mucaaradka kenya waxa xisbigooda uga qorsheysan iyo arimo la xiriira deegaan doorashadiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.