Daawo:Xildhibaan Axmed Taajir oo Xabsiga Laga sii daayey kadibna iska Casilay Xilka Xildhibaanimada Jubbaland

axmed

Axmed Xasan Cabdi (Axmed Taajir) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Baarlamaanka Jubaland ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii xildhibaanimo ee Jubbaland, Xildhibaan Axmed Taajir ayaa Xabsiga loo taaxabay kadib markii xildhibaano uu kamid yahay Mooshin ka keeneen Wasiirada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.