Muuqaal:Beesha Shiiqaal oo sheegtay Shiiq Umul waa inuu joojiyaa xalaaleynta Dhulka Shiiqaaleed

umul

Kulan aan Caadi ahayn oo isugu Yimaadeen Waxgaradka Beesha Shiiqaaleed ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana looga arisanaayey Qalalaasaha kasoo Cusboonaadey Jubbooyinka Gaar ahaan Magaalada Kismaayo taas oo Maamulka Axmed Madoobe uu kawado Boob Hantida shacabka Jubbaland gaar ahan kuwa Magaalada Kismaayo.

Beesha Shiiqaaleed ayaa Gababadii Kulankaas kasoo saartay warsaxaafadeed ka kooban dhowr qodob oo kala ah.

  • inlahelo lanaraadiyo Xuquuqda aan ku leenahay Jubbaland Garoonka Kismaayana Lagu magacaabo Jenaraal Maxamed Ibaarim Liiliiqato.
  • in lajoojiyo dhul boobka lagu hayo dhulka shiiqaaleed ee Kismaayo,  Shiiq  umul waa inuu joojiyaa  Xalaaleenta Dhulka Shiiqaaleed
  • beesha Caalamka waa inay wax kaqabataa Barakicinta Deegaaned in wax laga qabto
  • Ganacsatada Boobaysa Dhulka Shacabka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo waa inay joojiyaan  haday diidaan wixii ka dhaca ayaa ka masuulka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.