Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

madasha

Shirka Madaxda Dowlada iyo Kuwa Maamul gobaleedyada oo weli ka Socda Xarunta Madaxtooyada Dalka

1st November 2017 admin 0

Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Sheegaya in Weli uu soconayo Shirka u Dhexeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Gobaleedyada,kaasi oo intiisa badan looga hadlayaa […]

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo Maanta hortagaya Xildhibaanada Golaha Shacabka

1st November 2017 admin 0

Sida ay Sheegayaan Wararka Waxaa Saakay Xildhibaanada Golaha Shacabka hortagi doono Wasiirka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle. Ajendaha kulanka ayaa ah in wasiirka […]

No Image

Xildhibaan ka Tirsan Koofur galbeed oo ka soo horjeestay mooshin laga keenay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh aadan

1st November 2017 admin 0

Xildhibaan Xasan Macalin Yuusuf (Black) oo katirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka soo horjeestay xildhibaani sheegay in mooshin […]

Howlgalo xalay laga sameeyay Magaalada Boosaaso,kadib qarax ka dhacay Magaaladaas

1st November 2017 admin 0

Qarax inta badan laga maqlay Magaalada Boosaaso, ayaa xalay ka dhacay Dhabarka Dambe ee Amal Bank, gaar ahaan wadada Masjidka Rowda, waxaana Xiligaasi wadada isticmaalayay […]

luuq

Daawo:Xildhibaano Booqday Buundada Degmada Luuq oo Ubaahan Dayactir

1st November 2017 admin 0

Mudanayaasha baarlamanka jubaland ayaa indha indhayn kusameyay buundada degmada luuq iyagoona cod dheer ugu baaqay dowlada dhexe iyo dowlad goboledka jubalnd in ay usoo gurmadaan […]

Posts pagination

« 1 … 32 33

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes