Daawo:Xildhibaano Booqday Buundada Degmada Luuq oo Ubaahan Dayactir

luuq

Mudanayaasha baarlamanka jubaland ayaa indha indhayn kusameyay buundada degmada luuq iyagoona cod dheer ugu baaqay dowlada dhexe iyo dowlad goboledka jubalnd in ay usoo gurmadaan buundada degmada luuq oo ay soo wajahday dayac tir la’aan iyagoona sidoo kale ugu baaqay jaaliyada udhalatay gobolka gedo in ay isku tashi sameeyan si loo bad baadiyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.