Daawo:Wasiiro,Odoyaal jooga Beydhabo oo dalbaday inuu cadaalad helo Marxuum Cabaas Siraaji

Kulan ka dhacay Magaalada Baydhabo oo ay kasoo qayb galeen wasiiro,xildhibaan,siyasiyiin iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa waxay ka dalbadeen Madaxwyanaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in Marxuun Wasiir Siraaji Helo Cadaalad dadkii dilana Sharciga lagu Fuliyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.