Toos U Daawo Ololaha Taageerrada Haweenka ee Hawlgallada Ciidammada Qalabka Sida Oo Muqdisho Ka Soconaya

Magaalada Muqdisho ka soconaya munaasabada ololaha taageerrada Haweenka ee howlgallada Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed, Munaasabadaan waxaa ka qeybgalaya Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre, xubno ka tirsan golaha Wasiirrada iyo marti sharaf fara badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.